Hadda Adeego oo Waqtigaa Badbaadi

Kalsooni iyo Hufnaan kalsiye ugu kaalay

Ma joogtaa gobollada Mugadisho ama Qurbaha ? Kalsiye Adeeg wuxuu kuu qabanaa iibinta Alaabaha Sida Electronic, Cosmetics Sweat iyo adeeg kasta oo aad ubaahantahay

Market Proxy

Kalsiye Waa kaaliyahaaga

Legal Assurance

Hubin guri, sharci & dukumiinti

Warbixin

Sawir + Video Call

Adeegyada Suuqgeynta Casriga ah

01

Iibso Alaab

Waxaan kuu raadinaa, qiimeynaa, kana soo iibinaa alaabta aad rabto.

02

Hubin Tayada

Sawirro, video iyo xaqiijin kahor lacag-bixin.

03

Gaarsiin

Diyaarin, rarid iyo gaarsiin gudaha meel kasta oo aad Joogtid

04

Warbixin Cad

Qancinta Macaamiilka waaMudnaanteedna 1aad

Qurbajoogta: joogitaankaaga waxaan u beddelnaa nidaam fog.

Hel qof kuu istaaga Muqdisho: indho arka, gacan qabata, cod kuu soo warbixiya.

Nala soo xiriir

Buuxi foomkan ama WhatsApp nagala hadal si aan adeegga kuugu bilowno.